Barqanimadii maanta waxaa degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo weerar toos ah oo xigay.
Taliyaha Ciidanma Lugta ee Somaliya Odawaa Yuusuf Raage ayaa tilmaamay in khasaare xoog ley ay gaarsiiyeen Alshabaab.
Taliyaha Ciidanka Luqta General Yuusuf Raage Odawaa oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in degmada Owdheegle yaaliin hadda meydadka raggii weerarka soo qaaday kuwaas oo aan xisaab laheyn.
Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay dagaalamayaal Al Shabaab ah lagu qabtay dagaalkaas saakay argaggixisado soo qaaday.