Syria: Diyaarad Drones oo ay lahaayeen Milliteriga Yuhuudda oo la soo riday

Diyaaradaasi oo ah nooc wax basaasa ayaa lagu soo riday meel ku dhow Buuraha Golan Heights, wax yar kadib, markii ay ku soo xad-gudubtay Hawada Sare ee Gobalka Quwytr ee K/bari ee Syria.

Milliteriga Yuhuudda waxay qirteen in laga soo riday Diyardaasi, wxayna Dagaalamayaasha Ururka Xisbullaahi Lubnaan Muuqallka Diyaaradaasi l soo riday soo dhigeen Baraha Bulshada.

Jimcihii la soo dhaafay, Milliteriga Syria waxay soo rideen Diyaarad Dagaal oo ay Yuhuudda lahaayeen, taasi oo duqeyn ka geysatay meel ku dhow Degmadda qadiimiga ee Palmyra.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media