Soomaliland oo Ismaaciil Hurre Buubaa u diidday in uu ka baxo Soomaliland.

Maamulka Soomaliland ayaa Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa u diiday in uu ka dhoofo Soomaliland,kaddib markii laanta socdaalka Somaliland ku heshay in uu watay Baasaboorka Diblomaatiga ee Soomaaliya.
Buubaa ayaa ku siijeeday Kenya,waxaana Baasaboorkiisu uu dhacayaa 2018ka.
Waxaa uu hadda ka mid yahay Xisbiga Waddani ee Somaliland,waxaana Maamulka Somaliland uu hadda ku eedeynayaa in uu aaminsan yahay Somaliweyn.

Ismaaciil Hurre Buubaa  ayaa mar soo noqday wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya,waxana intaas kadib uu u goostay dhanka Soomaaliland isagoo xiliigaas sheegay in uu yahay nin ka soo jeeda Soomaaliland Go’aansadayna in uu ka tago soomaaliya.

Arintaan ayaa macquul ah in ay  wax ka bedesho Go’aankii uu horay u qaatay Ismaaciil Hurre Buubaa,ee ahaa in uu yahay Soomaaliland

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media