Soomaaliya Iyo UNHCR oo Ka Hadlay Caawinta Qaxootiga Soomaalida+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa kulan uu la qaatay Wakiilka UNHCR Ee arrimaha Soomaaliya Alessandra Morelli waxa uu kala hadlay Xaaladda Qaxootiga Soomaalida.

Wasiirka waxa uu kala hadlay Alessandra Morelli Qaxootiga ku Nool Dalalka Kenya,Itoobiya,Yemen iyo Jabuuti.

Alessandra Morelli ayaa shaacisay in Gurmad dhinaca Bini’aadanimadda.awassir4 wasiirk2 wasiirk3 wasiirk5 Wasirrr1 WSIIRKAWSIIRKA

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor