Somalia iyo Qatar oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed Hashim.

Intii kulanku socday ayaa la isku dhaafsaday hadallo la xiriira xiriirka salka adag iyo iskaashiga wadaagga ah ee labada dal u dhexeeya.

Dowladda Qatar ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha taageerada siiya Soomaaliya,waxaana sigaar ah loo sheegaa inay taageerto Madaxda ugu sareysa dalka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media