• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sky News Tv: “Ciiddanka Puntland oo la wareegay Hoygii Sh. C/qaadir Muumin ka deganaa Buuraha Galgala”.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 30, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muwaadin Somali-British ka soo jeeda Puntland ayaa la shaaciyey inuu dardar gelinayo Hawlgalladda ay Daacish ka fulin doonaan Somalia, gaar ahaan Goballadda hoos taga Maamulka Puntland.

Islamic State fighters in SomaliaSheekh C/qaadir Muumin oo ah Somali-British madax u ah Kooxda Somalia ee ku sugan Somalia ayaa ku hawlan sidii uu Maleeshiyo badan uga qoran lahaa Puntland, isagoo sheegay inuu Maleeshiyadda ku soo biirta Daacish mushaar ahaan u siin doono ilaa 400 Dollar bishiiba.

Taliyaha Ciiddanka Puntland, Jeneral Saciid Maxamed Xersi ayaa ka digay haddii aan Maamulkiisa laga taageerin La-dagaalanka Kooxaha uu ugu yeeray Argagixisadda inay ku sii faafi doonaan Dalalka kale ee Caalamka.

Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray inay Taliyayaasha Soomaalida inay ku sii kordhayso walaaca ay ka qaadaan Sheekh C/qaadir Muumin wara sheegayo inuu Hoggaamiyahaasi xiriir la leeyahay qaar ka mid ah Qurba-joogta Soomaalida, kadib, markii uu sheegay inuu ka soo goostay Alshabaab, kuna biiray Daacish.

Abdul Nadir MuminTelefishinka Sky News ee Britain ayaa baahiyey inay Ciiddanka Puntland la wareegeen Gurigii uu Hoggaamiyaha Daacish-ta Somalia, Sh. C/qaadir Muumin oo ku yaallay Buuraha Galgala.

Weriye ka tirsan Sky News TV oo lagu magacaabo Alex Crawford oo tegtay Buuraha Galgala ayaa sheegay inay Ciiddanka Puntland la wareegeen Hoyga Hoggaamiyahaasi, isla markaana la soo qabtay Maleeshiyo u daacad ahayd, kuwaasi oo da’doodu u dhexeysasy 10 jir ilaa 15-jir.

A child fighterMid ka mid ah Maxaabiistaasi oo lagu hayo Xabsi ku yaalla caasimadda Maamul-gobaleedka Puntland ee Garowe ayaa u sheegay Sky News TV in geed lagu xiray, lana garaacay, markii uu isku dayey inuu ka baxsado Kooxda Daacish.

Wiil kale oo ka mid ah ciyaalka la soo qabtay ayaa sheegay inuusan aqoonin Kooxda uu ka tirsan yahay, balse la soo tashkiiliyey.

Women in SomaliaSidoo kale, Weriyaha Telefishinka Sky News waxay la kulantay Haween deganaa Buuraha Galgala, kuwaasi oo sheegay inay Maleeshiyadda Daacish si joogto ah u garaaci jireen uguna xadgudbi jireen.

Mid ka mid ah Haweenka u waramay Sky News TV ayaa sheegtay inay Maleeshiyadda isku tuurtuuraan Haweenka, iyagoo Jaydal la dhacayo.

Links:  al qaeda spreads – Puntland (Somalia) – Sky News – 29th april 2016

Xigasho:Sky News Tv.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Taliska cusub ee AFRICOM oo sheegay inay ka hortagayaan Isballaarinta Daacish ee Geeska Afrika.

Next Post

Jabril Ibrahim Abdulle responds to ongoing speculation for his candidacy

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Next Post

Jabril Ibrahim Abdulle responds to ongoing speculation for his candidacy

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika, isagoo...

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  Muuse Salaad Wehliye ayaa madax ka socotay dowlad deegaanka Soomaalida kala wareegay Saanad ciidan oo loogu tala...

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Madaxweynaha dalka Comoros Mudane Azali Assoumani, ayaa warqadaha Aqoonsiga ah ka gudoomey Safiirka JFS ufadhiya Tanzania iyo EAC, oo sidoo...

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

by Liban
July 9, 2025
0

The President of the Union of the Comoros, H.E. Azali Assoumani, has officially received the credentials of the Ambassador of...

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC
English News

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia
English News

SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
  • Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
  • Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
  • President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00