Sheekh Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyed kana mid ahaa Culumadii dhawaan Muqdisho keenay deeq lacag ah oo ay iska soo aruuriyeen Soomalida ku nool dalka kenya ayaa ka hadlay Iscasilaadii Wasiiradii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim
Sheikh Umal “Hadii ay Maryam Qasim isku casishay Culimada ka dhex muuqashadooda hawlaha samafalka in la eryo ayeey aheyd “
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Sheekh Umal