Wefdi hordhac Raâ€iisul-Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay gaarewen magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan maamulkan Jubbaland.
Sidoo kalana wefdiga ka socday Xafiiska Râ€iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa ka mid ahaa ciidamo khaas ah oo la socday diyaaradda kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga inta wefdiga halkaas ay joogaan.
Raâ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ayaa gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaana halkaas ka socota qaban-qaabada lagu soo dhaweynayo weftiga Raâ€iisul-Wasaaha.