• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 21, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro:-Wasiir Sadiiq Warfaa oo Shirweyne ka furay Magaalada Garoowe

Bilan Media by Bilan Media
July 15, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta si rasmi ah magaalada Garoowe uga furay shir weynaha madasha mustaqbalka shaqo ee dalka oo ay ku miideysanyihiin dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada.

Shirka waxaa ka qeybgalaya dhammaan wasiirrada shaqada ee dowlad-gobolleedyada dalka, gobolka Banaadir iyo xubno matalaya hay’adaha dowlad-gobolleedyada iyo wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya.

Jaamac Faarax Muuse , wasiirka Shaqada ,Shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaradaha Puntland ayaa furitaankii shirka ka sheegay inay Puntland soo dhaweynayso martigalinta shirkan oo uu ku tilmaamay mid muhiimad u leh horumarinta iyo shaqaaleysiinta, waxaa kalo uu caddeeyay Puntland inay qeyb ka tahay dowladda federaalka ayna diyaar u tahay in la wada-hadlo.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay dowladda Soomaaliya inay ka go’antahay in shaqo abuur qaran loo sameeyo dhallinyarada Soomaaliyeed, si taas loo gaaranaya ay muhiim tahay wada-shaqeyn dhex marta dowlad-gobolleedyada iyo dowladda federaalka.

“Waxaa na hor taalla shaqo ballaaran oo ah sidii aan dhallinyaradeena shaqo ugu abuuri lahayn .. barnaamijkan madasha mustaqbalka shaqo ee dalka oo ay ku miideysanyihiin dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada, wuxuu u gogol xaaraya sidii lagu gaari lahaa shaqo abuur qaran.” ayuu yiri Wasiir Sadiiq Warfaa oo marka caddeeyay bulshada Soomaaliyeed inay shirkan ka sugeyso si wadajir ah in looga soo saaro sidii loo abuuri lahaa siyaasadda shaqo ee dalka.

Shirkan oo soconaya muddo saddex maalin ah ayaa gabagabadiisa waxaa lagu wadaa in laga soo saaro qorshe qeexaya mustaqbalka shaqo iyo shaqo abuur ee Soomaaliya.

Previous Post

Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray Madaxweynaha Jubbaland & Wakiilka QM?

Next Post

Sawirro:-Itoobiyaan Airline oo Dullimaad toos ah ka Bilowday Puntland  

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Next Post

Sawirro:-Itoobiyaan Airline oo Dullimaad toos ah ka Bilowday Puntland  

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

by Liban
May 21, 2025
0

WASHINGTON / MOGADISHU — The White House has released rare military footage on its official social media platforms, showing a...

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 21, 2025
0

Muqdisho – Kulan doodwadaag muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo caqabadaha horyaalla suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka...

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

by Liban
May 21, 2025
0

London, United Kingdom – After more than 18 months of relentless conflict in Gaza, the United Kingdom’s patience with Israel...

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

by Liban
May 21, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A pivotal roundtable discussion focusing on the state of press freedom in Somalia was held at the...

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
English News

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
English News

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action
English News

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria
English News

Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
  • Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
  • UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
  • Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00