Akhriso:-War-Murtiyeed ka soo baxay kulan aan Caadi Ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Puntland

Shir deg deg ah oo Xarunta Madaxtooayda Puntland ee Magalada Garoowe ay ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas ayaa waxa ay kasoo saareen Go’aano dhowr ah oo ku saasban xaalada Tukaraq.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen inta badan Xubnaha Golaha Wasiirada Puntland.

Kulanka ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed looga hadlay dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Puntland iyo Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Warmutiyeedka oo dhameystiran.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media