• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, June 6, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro:-Turkiga oo balan qaaday in uu sii wadi doono taageerada Soomaaliya

Bilan Media by Bilan Media
May 21, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mehmet Yilmaz.

Intii kulanka lagu guda-jiray, Wasiir Cawad waxa uu ammaanay mowqifyada taariikhiga ee Turkiga iyo isgarabtaagiisa Shacabka Soomaaliyeed oo aad u tixgeliya kaalintaasi muuqata.

Waxa uu tilmaamay in dano wadaag uu ka dhexeeyo Soomaali iyo Turki, oo tusaalaynaya dareenka qarannimo iyo dhacdooyinka taariikheed iyo kuwa juquraafi, isagoo xusay in Muqdisho iyo Ankara ay yihiin aayo wadaag , taasi oo caddeyn ay ugu filan tahay heerka xiriirka laba geesoodka iyo midka gaarka ah ee labada dal ee walaalaha ah ka dhexeeya.

Dhankiisa, Danjire Mehmet Yilmaz waxa uu bogaadiyay xiriirka Turkiga kala dhexeeya Soomaaliya, isagoo carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo xiriirkaasi laba geesoodka ah ee labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah u dhexeeya. Waxa uu sheegay in xiriirkaasi uu sameeyay horumar la taaban karo sanadihii ugu dambeeyay.

Safiirka waxa uu caddeeyay in Turkiga uu sii wadi doono taageeradiisa Xukuumadda iyo Shacabka Soomaaliyeed, isagoo farta ku goday in siyaasadda dalkiisu ay tahay mid si dhammaystiran u sugan marka lala dhaqmayo Muqdisho oo ah isbahaysi walaal ah oo qarniyo badan soo jiray.

Previous Post

Akhriso:-Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay Degmada Ceelberde (Wareegto)

Next Post

Kenya oo xirtay qaar kamid ah Xawaaladaha Soomaalida ee Magaalada Nairobi

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 5, 2025
Malaayiin Muslimiin ah oo ay ku jiraan Soomaali oo maanta taagan Banka Carafo
Warar

Malaayiin Muslimiin ah oo ay ku jiraan Soomaali oo maanta taagan Banka Carafo

June 5, 2025
Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah
Warar

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah

June 4, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada

June 4, 2025
Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka
Warar

Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka

June 4, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka

June 4, 2025
Next Post

Kenya oo xirtay qaar kamid ah Xawaaladaha Soomaalida ee Magaalada Nairobi

Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
June 5, 2025
0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si kulul u dhaliilay sida uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u maamulayo...

At Least 20 Al-Shabaab Fighters Killed in Clashes with Local Militia in Central Somalia

At Least 20 Al-Shabaab Fighters Killed in Clashes with Local Militia in Central Somalia

by Dalsan Editor
June 5, 2025
0

MOGADISHU  – At least 20 al-Shabaab militants were killed on Wednesday during fierce clashes with Ma’awisley clan militia in the...

Suspected Al-Shabaab Bomb-Makers Arrested After Accidental Blast in Mogadishu

Suspected Al-Shabaab Bomb-Makers Arrested After Accidental Blast in Mogadishu

by Dalsan Editor
June 5, 2025
0

Somali police arrested several suspected al-Shabaab militants on Thursday after an explosion in Mogadishu’s Dayniile district exposed what authorities described...

Premier Bank Launches Enhanced International Transfer Service “SWIFT”, Connecting Somalia to the World

Premier Bank Launches Enhanced International Transfer Service “SWIFT”, Connecting Somalia to the World

by Dalsan Editor
June 5, 2025
0

Premier Bank is proud to announce the launch of its enhanced direct SWIFT payment platform, transforming international money transfers by...

Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
At Least 20 Al-Shabaab Fighters Killed in Clashes with Local Militia in Central Somalia
English News

At Least 20 Al-Shabaab Fighters Killed in Clashes with Local Militia in Central Somalia

June 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suspected Al-Shabaab Bomb-Makers Arrested After Accidental Blast in Mogadishu
English News

Suspected Al-Shabaab Bomb-Makers Arrested After Accidental Blast in Mogadishu

June 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Premier Bank Launches Enhanced International Transfer Service “SWIFT”, Connecting Somalia to the World
English News

Premier Bank Launches Enhanced International Transfer Service “SWIFT”, Connecting Somalia to the World

June 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Malaayiin Muslimiin ah oo ay ku jiraan Soomaali oo maanta taagan Banka Carafo
Warar

Malaayiin Muslimiin ah oo ay ku jiraan Soomaali oo maanta taagan Banka Carafo

June 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah
Warar

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah

June 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Farmaajo oo Dhaliil Kulul U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh
  • At Least 20 Al-Shabaab Fighters Killed in Clashes with Local Militia in Central Somalia
  • Suspected Al-Shabaab Bomb-Makers Arrested After Accidental Blast in Mogadishu
  • Premier Bank Launches Enhanced International Transfer Service “SWIFT”, Connecting Somalia to the World

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00