• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro:-Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa dalka laga saaro Al-Shabaab”

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 14, 2018
in Warar
Reading Time: 5 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wixii ka dambeeyey howlgalkii ballaarnaaa oo ciidanka Xooga Dalka ay ka fuliyeen dhawaan deegaanada dhaca Waqooyiga magaalo Xeebeedka Kismaayo ayaa sii kordhayay dhaqdhaqaaqyada ay ciidamadu ku doonayaan in Al-Shabaab looga saaro guud ahaan deegaanadaasi,kadib dhiirogelin ay ka heleen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha dowladda.

Ciidamada ayaa ujeheysan haatan deegaano horleh oo kuyaala Jubooyiinka,si  Alshabaab ay uga saaraan guud ahaan deeganada ay ku sugan yihiin.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod iyo wafdi saraakiil oo uu hoggaaminayo oo tagay deegaanka Bar Sanguuni oo ay ciidanka  Xoogga dalka ka xoreeyeen kooxda argagixisada ah ee Alshabaab ayaa sheegay in ciidanku aanay dib uga soo laaban doonin deegaanadii ay qabsadeen,balse ay sii socon doonaan.

”Waxaan taagan nahay Baar Sanguuni oo ah jiida hore, waxaan aad ugu faraxsanahay inaan goobtan nimaadno oo ciidamada kusoo booqanno, si aan u ogaano guulaha ay gaareen iyo baahiyahooda, waxaan uga tacsiyeyneynaa ehelada ciidankii halkan ku dhintey iyo dalalkii ay ka dhinteen, kuwa dhaawacmay waxaan u rajeynayaa inuu illaahay caafimaad siiyo.

Shirka jaraa’id ee uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ku qabtay deegaanka Baar Sanguuni kaddib wuxuu kormeeray goobaha kala duwan oo ay ciidanku ku sugan yihiin iyo dhammaan deegaanka, wuxuuna sheegay dadaalada hadda socda inay sii xoojin doonaan isla markasna dhowaan dalka laga sifeyn doono Shabaab.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay inaysan sidaan uga tageyn ciidanka xoogga  ee ku sugan deegaanka si dadaalada dalka looga xoraynayo cadowga shacabka loosii xoojiyo, waxa kale uu sheegay dowladda Federaalka iney ilgaar ah ku fiirin doonaan ciidankan, maadama daruufo kala duwan laga soo sheegay.

S/Gaas C/weli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay inay ku dadaali doonaan sidii loo mideyn lahaa ciidanka SNA iyo kuwa Jubbaland isla markasna loo qalabeyn doono hal qaab, sidoo kale wuxuu hambalyo u diray ciidanka jiida hore ku sugan oo xilli kasta shacabka difaaca.

Sidoo kale taliye Gorod ayaa sheegay deegaankan iyo kuwa kasii shisheeya iney ciidanka dalka gaari doonaan, Taliyaha ayaa u mahad celiyay ciidamada kale ee dowladda ku garab siinaya dagaalka Al-Shabaab.

Ugu danbeyntii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha mamulka Jubbaland Axmed Madoobe, waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay guulaha ciidanku kasoo hoyeen weerarada kooxda UGUS lagu qaaday, waxayna isla meel dhigeen in howlgalada noocaan oo kale ah lasii xoojiyo inta deegaanada Jubbooyin laga ciribtirayo.

Previous Post

Dilal xalay ka dhacay Xaafado ka tirsan Muqdisho

Next Post

Mareykanka oo cadeeyey sababta Ciidamadiisa uga howllgalan Somalia

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”
English News

“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Next Post

Mareykanka oo cadeeyey sababta Ciidamadiisa uga howllgalan Somalia

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u...

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

by Liban
May 14, 2025
0

Riyadh, Saudi Arabia – In a move that has stunned diplomats and reshaped regional expectations, former U.S. President Donald Trump...

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

by Liban
May 14, 2025
0

Mogadishu, Somalia – The Somali Police Force has announced the successful arrest of a criminal gang suspected of carrying out...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
English News

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
  • Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
  • Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
  • Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00