Sawirro:-Shirweynaha Qaran ee dhalinyarada oo Muqdisho ka furmay

Magalada Muqdisho waxaa Maanta sirasmi ah uga furmay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xildhibaan Khadiijo Maxamed  Diriye ayaa si wada jir ah u furay Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa sanadkaan waxaa looga hadlayaa Hormarinta ka qeybgalka Dhalinyarada ee Siyaasada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media