Muxiiyadiin oo mid kamid ah Ishiisa ku waayay Xasuuqii 14-ka dhacay Isgoyska KM5 ayaa maanta waxaa lagu wareeejiyay lacag dhan 1900 oo Dollar.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaana Lacagtaas ugu talagalay Muxiyadiin oo Xoogiisa Ku xamaalan jiray, balse ku naafoobay Weerarkaasi.
Kulan Muqdisho lagu qabtay kaa oo ay ka qeyb galeyn qaar kamid ah dadkii uu saameeyay Weerarkii Zoobe iyo dhalinyaro ka kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo hadlay sida looga hortagi karo Qaraxyada Muqdisho ka dhaca.
Sawirro