• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro: Burburka baaxad leh oo ka dhashay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee Jowhar

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 17, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 3 mins read
A A
Sawirro: Burburka baaxad leh oo ka dhashay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee Jowhar
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur baaxad leh ayaa ka dhashay Qarax Is-miidaamin ah oo Maanta lagu weeraray Hotelka lagu magacaabo Nuur Doob oo ku yaalla bartamaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirsbabeelle.

Si rasmi ah looga oga khasaaraha ka dhashay qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaado ah oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, waxaana dadka waxyeelada soo gaartay kamid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo Hotelka degan.

Sawirro laga soo qaaday Hotelka qaraxa lagu weeraray ayaa muujinaya burbur baaxad leh oo uu geystay qaraxa, isla markaana waxaa dumay qeybo kamid ah dhismaha Hotelka iyo dhowr Guri oo ku yaalla aaga Hotelka Nuur Doob iyo dhismayaal goobo Ganacsi.

Isbitaalka weyn ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa la geeyay dad farabadan oo qaba dhaawacyo kala duwan, iyada oo dadkana isugu jiraan mas’uuliyiin iyo dad shacab ah, xaaladda Magaalada Jowhar gaar ahaan aaga uu qaraxu ka dhacay ayaa kacsan.

Ciidamo ka tirsan oo ka tirsan kuwa Booliska Hirshabeelle ayaa buux-dhaafiyey goobta uu qaraxu ka dhacay, isla markaana xiray gebi ahaan waddooyinka halkaas gala iyo kuwa kabaxa, welina ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka oo ay uga hadlayaan qaraxa.

Hotelka la qarxiyay ayaa la tilmaamay in ay degan yihiin inta badana ka cunteeyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo siyaasiyiin, Al-shabaab ayaa inta badan qaraxyada noocaan oo kale ah sheegta, inkastoo aysan weli ka hadlin qaraxaas dhacay.

Previous Post

Akhriso: Magacyada Mas’uuliyiinta ka tirsan Hirshabeelle ee ku dhaawacmay Qaraxii Jowhar

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo War kasoo saaray Qaraxii Jowhar ballan-qaadna sameeyay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland
Warar

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland

July 9, 2025
Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan
Caalamka

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

July 9, 2025
Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

July 8, 2025
Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo War kasoo saaray Qaraxii Jowhar ballan-qaadna sameeyay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo War kasoo saaray Qaraxii Jowhar ballan-qaadna sameeyay

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

by Liban
July 9, 2025
0

The President of the Union of the Comoros, H.E. Azali Assoumani, has officially received the credentials of the Ambassador of...

SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia

SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia

by Liban
July 9, 2025
0

The Somali Media Women Association (SOMWA), in collaboration with the Federation of Somali Journalists (FESOJ) and with support from the...

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Qarax ismiidaamin ah ayaa daqiiqado ka dhacay xerada ciidamada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula qaatay boqollaal haween Soomaaliyeed oo...

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC
English News

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia
English News

SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland
Warar

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC
  • SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia
  • Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00