Sawiro:Madaxweyne Xaaf,oo markii ugu horeysay furay Shirka Golaha Wasiirada

Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaale Xaaf ayaa Maanta shir Gudoomiyaha Kulankii Golaha wasiirada.

Kulnka oo ahaa Mid muhiim ah ayaa lahaa Dareen Gooni ah Maadaama Madaxwaynaha Cusub ee Galmudug uu Maanta shir Gudoomiyay Kulanka Todobaadlaha ah.

Diirada Waxaa Lagu saaray shirkii Golaha wasiirada Galmudug Tilaabada ay galmudug Ay horay uqaaday iyo Waxyaabaha u harsan.

Wasiirada Galmudug ayaa soo jeediyay in ay Muhiim tahay in loo gurmado dadka Tabaalaysan mudada lagu guda Jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Waxaa sidoo kale kulanka Maanta looga hadlay Xaalada amni ee Galmudug iyo qorsha Bisha Ramadaan, sidoo kale waxaa diirada lagu Saaray kulanka Golaha wasiirada Heshiiska Galkacyo ee Galmudug iyo Puntland.

Sawiro

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media