Wafdiga Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle  Cali Cosoble iyo Cali Guudlaawe ay hogaaminayeen oo maanta gaaray degmada Balcad ayaa si diiran loogu Soo dhoweeyay
Waxaana dhowr saacadood oo ay joogeen Degmadaas ay  soo fiiriyeen Warshhadii Somalitaks balcad si loogu sameeyo dayactir iyo dib u habeyn .
Madaxweyne Cosbole oo ka hadlay munaasabadi so dhaweynta aya sheegaya in ay db u habeyn ku sameyn doonaan warashadihi degmada ee burburay.
Balcad ayaa caan ku aheyd warshadaha gaar ahaan warshadi dharka .