• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(SAWIRO): Nin sheegtay in lagu khasbay inuu u dagaalamo Daacish oo 5-qof ku dilay Garoonka Diyaaradaha ee Fort Launderdale ee Gobalka Florida.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 7, 2017
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ninka dilka geystay oo lagu magacaabo Esteban Santiyago oo 26-jir  waxa uu rasaas ku furay dad ku xoonsanaa Garoonka Diyaaradaha ee Fort Launderdale, halkaasi oo uu ku dilay 5 qof, kuna dhaawacay 8-kale.

Askarigaasi oo dalka Iraq ka soo dagaalamay sannadihii 2010-kii ilaa 2011-kii, ayaa la sheegay inuu watay Qori sharciyeysan oo uu kala soo degay Garoonkaasi, kadibna uu dadka ku furay rasaas ilaa ay xabbadihii ka idlaadeen.

Boliska ayaa la sheegay inay ninkaasi dhaawaceen, xilli uu doonayey inuu cabaysto qorigiisa, waxaana ku socota Baaritaan.

Dhinaca kale, Madaxweyne Obama ayaa ka tacsideeyey Toogashadaasi, halka Madaxweynaha La-doortay ee Donald Trump bartiisa Twitterka ku sheegay inuu si dhow ula soconayo xaallada dhibaatada leh ee ka dhacday Gobalka Florida.

Ninka toogashadda geystay ayaa la sheegay in horey Isbitaalka Dhimirka loogu soo daaweeyey, kadib, markii uu FBI-da u sheegay in lagu khasbay inuu u dagaalamo Kooxda Daacish.

Law enforcement personnel stand near the airport on Friday

Police assist people seeking cover outside of Terminal 2 at Fort Lauderdale-Hollywood International Airport

People take cover outside Fort Lauderdale-Hollywood International Airport, Friday, Jan. 6

A shooting victim is taken into Broward Health Trauma Center in Fort Lauderdale, FloridaThis picture shows what may be the weapon that was used by the gunman in the shooting on FridayPolice forced bystanders to take cover and lay low outside the Fort Lauderdale-Hollywood airportPeople take cover at the Ft. Lauderdale Airport after a gunman killed 5 people and injured many moreA law enforcement helicopter is seen flying over a garage at the airport after it was put into lockdownAn aerial view taken on April 20, 2016 shows the Fort Lauderdale-Hollywood airport in Florida, where a gunman opened fire on Friday

©Radio Dalsan

Previous Post

Dhageyso: warka Subax Ee Radio Dalsan

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Falastiin oo uga digay Donald Trump in Safaaradda Maraykanka loo soo raro Quddus-ta la-haysto.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Next Post

Madaxweynaha Maamulka Falastiin oo uga digay Donald Trump in Safaaradda Maraykanka loo soo raro Quddus-ta la-haysto.

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

by Liban
July 10, 2025
0

Addis Ababa - The Minister of Labour and Social Affairs of the Federal Government of Somalia, Hon. MP Yusuf Mohamed Adan,...

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

by Liban
July 10, 2025
0

Mogadishu  – The Federal Government of Somalia has initiated a new plan aimed at reopening blocked roadsin the capital, Mogadishu, as...

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

by Liban
July 10, 2025
0

Amman, Jordan - The Minister of Youth and Sports of the Federal Government of Somalia, Hon. Mohamed Abdulkadir Ali, has arrived...

Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

by Liban
July 10, 2025
0

London - The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, Hon. Biixi Imaan Cige, has been awarded the prestigious...

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
English News

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu
English News

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan
English News

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025
English News

Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
  • Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu
  • Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan
  • Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00