• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(SAWIRO): Musharax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo lagu soo dhoweeyay Cadaado

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 13, 2016
in Warar
Reading Time: 5 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee  maamulka Galmudug si diiran loogu soo dhaweeyay Musharaxa xildhibaan, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo u tartamaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Eng. Cabdullaahi oo magaalada Muqdisho ka soo kicitamay ayaa waxaa garoonka diyaaraddaha Cadaado ku soo dhoweeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada  Rayidka, Maamulka Gobolka, kan Degmada, Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo Siyaasiyiin iyo koox Dhallinyaro ku labisnaa dharka Hiddaha iyo Dhaqanka.

Wafdiga Musharax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo loo soo galbiyay magaalada Cadaado ayaa waxaa uu dadkii soo dhoweeyay kula hadlay Munaasabad soo dhoweyn aheyd oo loo sameeyay musharaxa.

Waxa uu ka mahad celiyay soo dhoweyntii ballaarneyd ee loo sameeyay, isagoo sharaxaad ka bixiyay ujeedada ku dhalisay sababta uu isu sharxay iyo waxa uu qaban doono marka uu guuleysto.

Eng. Cabdullaahi ayaa sheegay in sababta ku kaliftay inuu isu soo taago xubin ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka in dadka Soomaaliyeed ugu faa’iideeyo aqoontiisa iyo kartida uu u leeyahay maamulka iyo maareynta, maadaama buu yiri 25 sano ka badan aan dhinaca samafalka iyo gargaarka ugu shaqeynayay dadka, haddana uu dhinaca siyaasadda ugu shaqeeyo.

“Niyadeyda ma ahan inaan dhaqaale ka tabco, laakiin ujeedadeyda waxay tahay inaan dadka iyo dalka ugu shaqeeyo si caddaaladi ay ku jirto iyo inaan ka shaqeeyo midnimada iyo wada jirka umadda Soomaaliyeed” ayuu yiri Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo intaa raaciyay in “biyo sacabadaada ayaa looga dhergaa” taasoo uu ula jeeday in dadka Soomaaliyeed isku tashadaan”.

Musharax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa sidoo kale, ka hadlay colaada magaalada Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay maamulada Puntland iyo Galmudug in nabad lagu dhameeyo dagaalada mudada soo socday, miiska wada hadalkana lagu xaliyo wax kasta oo la kala tabanayo.

Sidoo kale, Musharaxa ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qeyb qaataan sidii loogu gurman lahaa dadka abaaraha aafeeyeen ee gobolada Waqooyi Galbeed iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka, wuxuuna ka codsaday Soomaalida in ay isu naxariistaan una istaagaan sidii dadkaasi Soomaaliyeed dhibaatada looga bixin lahaa.

Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa waxaa lagu xusuustaa inuu mudo 30 sano ka badan uu kasoo shaqeynayay arrimaha bulshada rayidka iyo samafalka isagoo wax muuqda ka soo qabtay degaanada bulshada Soomaaliyeed ee xagga waxbarashada, biyaha, beeraha, shaqo abuurka, gargaarka deg degga ah, horumarka haweenka, dhallinyarada iyo dadka taagt


©Radio Dalsan

 

Previous Post

Somali ambassador to UN present his credentials to Ban Ki-moon

Next Post

Ban Ki-moon oo ka guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga Ergayga cusub ee Somalia u fadhin doona Xarunta dhexe ee QM.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post

Ban Ki-moon oo ka guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga Ergayga cusub ee Somalia u fadhin doona Xarunta dhexe ee QM.

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00