(SAWIRO): Lammaane Kharajkii Arooskooda ugu deeqay Qoysas ay saamaysay Abaarta..

Dhacdo Naadir ku ah Dadkeenna ayaa waxaa daah-furay Qoys Cusub oo dhawn is-guursaday.

Arooska iyo Aroosadda, Liibaan iyo Caasha ayaa waxay go’aansadeen in Kharajka Arooskooda ugu deeqaan Dadka ay Abaarta ku hayso duleedka magaalladda Gaalkacyo.

Tallaabdaasi ayaa ah mid ku dayasho mudan, waxaana leenahay Qoyskaasi cusub  Ilaahay ha barakeeyo. Aamiin

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media