Sarkaal ka tirsanaa sirdoonka dalka Sudan oo la dilay

Hadal ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka  iyo Ammaanka Qaranka dalkaasi ayaa lagu sheegay in Sarkaalkaasi xalay lagu dilay iska horimaad xubno ka tirsan Ciiddanka Nabadsugidda iyo kuwa Milliteriga dalkaasi ku dhex maray magaalladda Bort Saciid.

Sarreeye Gaas Maxamed Muuse Cumar oo Xoghaye ka ah Guddi u qaabilsan Ammaanka Gobalka Badad Cas ayaa sheegay inuu dhowr qof lagu dhaawacay Iska horimaadkaasi.

Waa iska hor-imaadkii ugu horeeyey ee ka dhaca magaalladda Bort Saciid, tan iyo markii ay bilowdeen Dagaalladda looga soo horjeedo Dowladda Sudan bishi ila so odhaafay ee December 19-dii.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media