Magaaladda Jowhar, gaar ahaa xarunta doorashadda xubnaha aqalka hoose, waxaa caawa laga maqlayaa rasaas xoogan, oo ay is weedaarsanayaan ciidamadda ilaaladda xarunta iyo rag hubeysan.
War aan helnay ayaa sheegay in raga hubeysan ay daacad u yihiin musharax kamid ah kuwa aqalka hoose u tartamaya.
Goob-joogayaal ayaa Idaacadda Radio Dalsan u sheegay, in caawa Magaaladda laga maqlaayo rasaas xoogan.
Wixi kusoo kordha halkaan kala soco.