Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in Ra’isul Wasaare Xassan Cali Kheyre uu soo magacaabo golaha wasiirada xukuumada cusub oo uu hada ku howlanyahay Ra’isul wasaare Kheyre.
Xassan Cali Kheyre Ra’isul Wasaaraha cusub ayaa waxba kama jiraan ku sheegay inay diyaarsan yihiin shaqsiyaadka ka mid noqoshada goloha wasiirada ee uu dhawaan magcaabi doono,waxaana intaas uu ku daray inuu wado kulamo wadatashiyo ku aadan dhismaha xukumadiisa si loo helo gole wasiiro oo loo dhanyahay.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.