Ra’iisul Wasaare Kheyre oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

Xasan Cali Kheyre ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa marka hore Shacabka Soomaaliyeed,waxa uu ugu hambalyeeyay Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo oo ku beegan Maanta oo Jimca ah.

“Waxan u hambalyeeynayaa shacabka soomaaliyeed farxada ciida waxaan leeyahay nabad ku ciida sanadkaan kiisa xiga ku gaara bashbash iyo Barwaaqo ayuu yiri ra’iisul Wasaare kheyre”

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ka Shaqeeyaan nabada uyo qaranimada si dalkaan uu u gaaro horumar iyo barwaaqo.

Comments
Loading...