Doorashada Madaxtinimada Afghanistan oo loo dareeray iyo amniga oo la adkeeyay

Shacabka Afghanistan ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada madaxtinimada dalkaas.

Ololaha doorashada madaxweynaha ayaa waxaa carqaladeeyey weerarradii ay dadka badani ku dhinteen, maalmo uun ka dib markii Madaxweyne Trump ku dhawaaqay wadaxaajoodki nabadeed ee Taliban iyo Mareykanka u dhaxeeyey fashilmay.

Natiijada rasmiga ah ee doorashadan maanta dhacaysa ayaan si dhakhso ah loo shaacin doonin, waxay se dad badani qabaan in arrintaasi sababi karto qalalaase siyaasadeed oo hor leh maadaama oo dimuqraadiyadda Afghanistan..

Tobanaan kun oo ciidamada nabadgelyada ah ayaa la dhigay goobaha codbixintu ka dhacayso. Ururka Taliban ayaa wacad ku maray in ay weerarro ku ekayn doonaan goobaha codbixinta.

Doorashadaan oo laba goor oo hore dib loo dhigay ayaa ku soo beegmaysaa iyadoo a bishii hore ay fashilmeen wadahadallo nabadeed oo ay lahaayeen Maraykanka iyo Taliban.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media