Qubanayaal Warar haatan soo dhacay

DALSAN FM: Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Joseph Nkaissery ayaa amar ku bixiyey in dib-u-eegis lagu sameeyo Liiska Qaxootiga Soomaalida ee ku jira Xeradda Dhadhaab, si loo kala saaro Qaxootiga Rasmiga iyo kuwa sida sharci-darada isku diiwaan geliyey.

DALSAN FM: G/xigeenkii hore ee Barlamaanka, Cusmaan Cilmi Boqore oo 25-cod kaga guuleystay Xaamud Cali Xasan Doorashada Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose oo maanta lagu qabtay Muqdisho.

 DALSAN FM: 3 xubnood oo maanta ku guuleystay Kuraasta ay Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ku leeyihiin Barlamaanka Federalka ee soo socda.

DALSAN FM: Ahlu-suuna Wal-jameeca oo sheegtay inaysan Madasha Wada-tashiga Qaranka lahayn Asaas Sharci iyo inay afduubteen Masiirka  Siyaasadda dalka.

 DALSAN FM: Ahlu-suuna Wal-jameeca oo soo dhaweysay Digniinta ay Beesha Caalamka uga digtay Maamulka Xilka Sii-haya  inay xaliyaan muranka ka taagan Kuraasta Barlamaanka ee la isku haysto, ka hor qabashadda Doorashooyinka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor