• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, June 3, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

QM oo soo bandhigtay tirada Carruurta la Askareeyey ee Somalia iyo dalal kale

Bilan Media by Bilan Media
July 30, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warbixin Cusub oo ay QM soo saartay ayaa lagu sheegay in 12,000 oo carruur ah lagu dilay ama lagu dhaawacay dalalka ay colaaadaha socdaan sannadkii la soo dhaafay ee 2018-ka.

Warbixin sannadeedka QM  ee Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan oo xalay loo gudbiyey Golaha Ammaanka ee QM waxaa Liiska kaalimaha sare kaga jira dalalka Afganistan, Syria, Yemen iyo Falastiin, iyadoo 3,062 carruur ah lagu dilay Afganistan, halka dalka Syria lagu dilay, laguna dhaawacay carruur ay tirdaoodu dhan tahay 1,854 qof.

Warbixinta waxaa kaloo lagu muujiyey in colaadaha ka socda dalka Yemen lagu dilay 1,689 carruur ah, halka colaadda u dhexeysa Falastiin iyo Israel lagu dilay 59 carruur Falastiiniyiin ah, laguna dhaawacay 2,756 carruur ah tan iyo sannadkii 2014-kii.

Dhinaca kale, Warbixinta QM ee Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan waxaa lagu soo bandhigay in qeybaha ku lugta leh Colaadaha ka socda dalkeenna Somalia ay qorteen Carruurta la Askareeyo,  iyadoo ay 2,300 carruur oo ay ku jiraan kuwo ay da’dooda  8-jir tahay.

Warbixinta QM waxay kaloo lagu xaqiijiyey inay  inay Somalia figta ugu sarreyso kaga jiraan Kufsiga hubeysan ee Carruurta loo geysto, iyadoo la diiwaan geliyey 331 kiis sannadkii la soo dhafaay ee 2018-ka.

Dhinaca kale, Warbixinta sannadlaha QM  ee ku aadan Tacadiyadda ay Carruurta kala kulmaan dalalka ay ka socdaan Colaadaha Hubeysan, waxaa kaloo lagu muujiyey in Somalia sannadkii hore lagu afduubtay carruur ay tiradoodu dhan tahay 1,609 carruur, waana tiradii ugu sarreysay marka loo eego dalalka kale.

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres waxa uu walaac xooggan ka muujiyey Nuxurka Warbixintaasi, wuxuuna tilmaamay inay kordheen tirada weeraradda ka dhanka ah Carruurta ee ka dhacay dalalka Somalia, Kongada Dimuqraadiga, Libya, Nigeria, Mali, Sudan, Yemen iyo dalka Kolombiya.

Madaxa U dooda Xuquuqda Carruurta ee Hay’adda Human Rights Watch, Jo Becker waxa uu isagana sheegay inay Ciiddanka Qaranka Somalia ee SNA ammaan ku kasbadeen sida ay u badbaadiyaan Carruurta, walow uu Tacadiyadda Ciiddankaasi korodhay.

 

Previous Post

Museveni oo shaaciyey inuu Madaxweyne Farmaajo kula taliyey dhismaha Ciiddan Ammaan oo xoog leh

Next Post

Sawirro:-Farmaajo la kulmay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiyada Dib u eegista

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya

June 3, 2025
Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho
Warar

Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho

June 3, 2025
Mareykanka oo Joojinaya Taageeradii ATMIS iyo Danab:
Warar

Mareykanka oo Joojinaya Taageeradii ATMIS iyo Danab:

June 3, 2025
Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
Warar

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

June 2, 2025
Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan
Warar

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

June 2, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

June 2, 2025
Next Post

Sawirro:-Farmaajo la kulmay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiyada Dib u eegista

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya

by Ilhaan
June 3, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta gaaray...

Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho

by Ilhaan
June 3, 2025
0

 Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Shirweynaha Qaran...

Mareykanka oo Joojinaya Taageeradii ATMIS iyo Danab:

Mareykanka oo Joojinaya Taageeradii ATMIS iyo Danab:

by Ilhaan
June 3, 2025
0

 Dowladda Mareykanka ayaa markale shaaca ka qaaday in aysan wax taageero ah ku bixin doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika...

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

by Gesey Liban
June 2, 2025
0

Mogadishu – Former President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, has welcomed the upcoming national consultation forum proposed by President Hassan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya

June 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho
Warar

Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho

June 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mareykanka oo Joojinaya Taageeradii ATMIS iyo Danab:
Warar

Mareykanka oo Joojinaya Taageeradii ATMIS iyo Danab:

June 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”
English News

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties
English News

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
Warar

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya
  • Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho
  • Mareykanka oo Joojinaya Taageeradii ATMIS iyo Danab:
  • Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00