Qarax oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lala Eegtay mid kamida gaadiidka ciidamada Amisom oo marayay deegaanka Number 60 ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Seddax qof oo shacab ah ayaaa geeriyootay Toban Kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamadda AMISOM ay Rasaas Fureen sida qof kamida dadka deegaanka uu u sheegay radio dalsan.
goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah mid aad u degan mana ahan markii ugu horeysay oo Amisom qarax lagula eegto Gobolka shabeelaha hoose.