Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada London Gate oo u dhow Hotelka Muna ku yaalla degmada Xamarweyne Gobolkan Banaadir.
Dad Gobjoogayaal ah ayaa Radio Dalsan wax ay u sheegeen in Gaariga uu ahaa mid qaraxa lagu xiray,isla markaana maqrkii uu marayay afaafka hore ee Maqaayada London Gate uu qarxay.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Gaariga uu watay Xildhibaan ka tirsan Maamulka hir-Shabeelle,isla markaana qaraxaasi uu ku dhintay.
Faah faahinta warkaan kala socda Radiodalsan.com