• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, June 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Qaramada midoobey oo warbixin xasaasi ah ka soo saartey dagaal beeleedka Mudug.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 9, 2024
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
Qaramada midoobey oo warbixin xasaasi ah ka soo saartey dagaal beeleedka Mudug.
26
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaal beeleedyada ka dhacay gobolka Mudug ay ka dhasheen barakac baahsan iyo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac afartii bilood ee la soo dhaafay. UNHCR ayaa xustay in xaaladdu ay beryahan dambe aad u sii xoogaysatay, sababo la xidhiidha iska-horimaadyo xooggan. Dagaal beeleedkan ayaa ka dhex qarxay beelaha Beelo walaalo ah oo degaankaas wada dega. Sida ay sheegtay Hay’adda Samafalka, iska horimaadka ayaa ka bilowday Ceel-biyood laga qoday deegaanka Jiicboor ee degmada Galdogob, kaasi oo la sheegay in beesha kale ay ka hortimid. Dagaaladan ayaa si weyn u saameeyay dhamaan goobihii lagu dagaalamay iyo deegaanada ku dhow dhow, waxaana dagaalada ugu badan ay ka dhaceen Xasaasaale, Laan-calawo, Buulaalay, Taaroge, Miigaagta, Laan-waalay, Kal-miigaag, Ina-dhabaray Jiicboor, Nugaal-gibin, Jiingada. Dhuxul-Shidka, iyo Laama Ari. UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku diiwaan gelisay burburka ballaaran ee soo gaaray kaabayaasha dhaqaalaha iyo carqaladeynta nolol maalmeedka dadka deggan deegaannadaas. Sida laga soo xigtay maamulka, dagaalka ayaa sababay barakaca 970 qoys iyo in ka badan 5,820 qof. “Tani waxay ku qasabtay qoysaska inay magangalyo u raadsadaan tuulooyinka deriska ah iyadoo ay jiraan xaalado adag,” ayay tiri hay’adda UNHCR. Dagaal beeleedka ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan oo soo kala gaaray Maleeshiyaadkii dagaalamay, waxaana ku dhintay 6 qof oo shacab ah oo ay ku jiraan saddex Carruur ah. “Xaaladda dhulka ayaa weli ah mid aan degganayn, iyadoo ay jiraan walaacyo bini’aadantinimo oo weyn,” ayay tiri UNHCR UNHCR waxa ay sheegtay in qoysasku ay ka carareen guryahoodii, kana tageen alaabtii ay wateen, isla markaana ay la soo derseen dhibaatooyin badan. Colaadda, ayay sheegtay in ay sidoo kale hakad galisay adeegyadii muhiimka ahaa ee ay ka mid ahaayeen waxbarashada, iyadoo xaddiday in carruurtu ay wax bartaan, ayna uga sii darto dhibaatooyinka bini’aadantinimo. Haweenka, carruurta, iyo dadka da’da ah ayaa weli ah kooxaha ugu nugul khatarta rabshadaha iyo dhibaatooyinka. “Waxaan ku boorineynaa dhammaan dhinacyada inay mudnaanta siiyaan ilaalinta rayidka,” UNHCR ayaa sidaas tiri, iyadoo maamullada iyo ururrada caalamiga ah ay sidoo kale ku baaqeen in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka.
Previous Post

Faaf-faahin askar ku geeriyootey weerar lala beegsadey ciidamada ATMIS

Next Post

Jabuuti oo soo dhaweyn heer sare ah u sameysey Hoggaamiyaha SSC Khaatumo

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post
Jabuuti oo soo dhaweyn heer sare ah u sameysey Hoggaamiyaha SSC Khaatumo

Jabuuti oo soo dhaweyn heer sare ah u sameysey Hoggaamiyaha SSC Khaatumo

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today paid an official visit to the...

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Changsha, China—At the margins of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) ministerial meeting held in Changsha, Hunan Province, China, Somalia...

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In a bold diplomatic move, the Federal Government of Somalia has formally demanded the dismantling of the...

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
June 12, 2025
0

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen...

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
English News

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
English News

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
English News

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure
English News

Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
  • Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
  • Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
  • 13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00