Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay howlgal qorsheysan oo arroornimadii hore ee saaka Ciidanka xoogga dalka ay Al-shabaab ugala ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ku dhawaaqay dagaal ...
Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra'iisi ayaa ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka dhaca. Ra'iisi ayaa wuxuu sheegay haddii ...
Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa arroornimadii hore ee saaka oo jimco ah howlgal qorsheysan kula wareegay deegaano dhowr ah oo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-(C/naasir Maxamed ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-(C/naasir Maxamed ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Hiiraan iyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay geeridii ku timid Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo Maanta ...
Shirkii Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada ay gacanta ku hayaan Al-shabaab, ayaa lagu bogaadiyay ...
Washington/Moscow – U.S. President Donald Trump and Russian President Vladimir Putin are set to meet in Alaska in what could...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay wadaan abaabul mooshin xilka...
Isra’iil ayaa ku adkaysatay inay sii wado qorshaha lagu qabsanayo magaalada Qasa, kadib markii golaha wasiirrada amniga ay ansixiyeen tallaabooyin...
Mogadishu – Somalia’s Federal Minister of Defence, Abdukadir Mohamed Nur “Fiqi,” has reaffirmed the government’s unwavering commitment to eliminating extremist...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.