Laamaha ammaanka iyo caddaaladdda ee dawladda Maraykanka ayaa sheegay in dacwad lagu soo oogay laba sarkaal oo loo malaynayo inay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/naasir Maxamed ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir caalami ...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 48-dii saac ee la soo dhaafay ay Hawlgallo guulaystay, oo ay iska kaashadeen Sirdoonka Qaranka ...
Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in la toogtay weriye caan ah oo u dhashay dalka Pakistan. Arshad Shariif ayaa xaley lagu ...
Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Arrimaha Qoyska iyo horumarinta Haweenka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Wasiirka Horumarinta ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Nasteexo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar ka tirsan ...
Afar xubnood oo ka tirsan ciidamada Boliiska Kenya ayaa lagu eedeeyey in ay ka dambeeyyeen dilal , afduubyo iyo jirdil ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo Saraakiil ciidaan ayaa gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, Xili Gobolkaasi ay si ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq ...
Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.