Dhaliyaha wanaagsan ee ka tirsan kooxda ka ciyaarta Barclays Premier League ee Tottenham ayaa noqday laacibka bishii la soo dhaafay ...
Kooxda Real ayaa dooneysa in ay dib ugu celiso horyaalka wadanka spain weeraryahnkii hore ee kooxdaasi alvero marota. alvero marota ...
Dhageyso: Warka Galab Waxaan Aqrineysa Wariye fartuun Cabdi Cali
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Dawladda Jabuuti, Shacabkeeda iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ...
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii ...
Munaasabada oo Lagu Weyneynayay Maalinta Radiyaha Adduunka ayaa Maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho. Munaasabadda Waxa soo qaban qaabiyay Daladda ay ...
Waxa Warka Akhrinaya Xasan Cali Geesey iyo Fartuun cabdi Cali
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka simaha ayaa waxaa lagu wada in ay ka dhacdo magaalada muqdisho ee caasimada ...
Wakaaladda Wararka Dalka Shiinaha ee Xinhua ayaa sheegtay in Hogaamiye Sare oo ka tirsanaa Al Shabab in lagu toogtay Magaaladda ...
Qiyaastii wafuud gaareysa 70 ayaa la rajeynayaa in maanta ilaa galabta ay gaaraan wadanka Djibouti, si ay uga qeybgalan shirka ...
Roma ayaa axadda marti gilineysa Parma waxa uuna kulankaas uu qeyb ka yahay wareegga 23-aad ee horyaalka Talyaaniga Waxaana kulankaasi ...
Dhageyso :Warka Habeenimo Radio Dalsan Waxaana Aqrinaya Wariye :Saleemaan XaajiÂ
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ansixiyay heshiis muhiim ah oo socdaalka la xiriira...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada, kaas oo...
Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhintay halka labo kale ay dhaawacmeen, kadib markii askari ka tirsan ciidamada ilaalinta nabadgelyada...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay qabashada markabka MV Sea...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.