Qoraal uu soo saaray Pro jawaari gudoomiyaha barlamaanka ayuu ku sheegay in uu ka codsanayo Ra'sal wasaare Kheyre inuu dib ...
Waxaa Gelinkii dambe ee maanta Caasimadda dalka Kenya ka furmay Shirweynaha Hoggaamiyayaasha 8-da Waddan ee xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD, ...
Sida lagu soo daabacay Websaytka Madaxtooyadda dalka Uganda waxay Labada Madaxweyne maanta Kulan ku yeesheen Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ...
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in la is-daba mariyo Lacagaha ay Dowladaha Maraykanka iyo kuwa Galbeedka Europe ugu ...
7 Tahriibayaal da’ yar oo u dhashay Somalia ayaa lagu qabtay meel ku dhow Deegaanka Akaki ee Caasimadda Jesiiradaasi ee ...
Afhayeenka G/Banaadir ayaa Radio Dalsan uga waramay weearrka lagu dilay xoghayaha Wadajir laguna dhaawacay gudomiye waaxeedka. Hoos ka dhagayso
Gudoomiyiha Gudiga Doorashada Baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Geelle ayaa  jirdilyo  loo geeystay kadib markii ay dagaalameen xildhibaan kale . Dagaalka gacan ...
Muwaadin Somali oo lagu magacaabo Mohamoud Ali ayaa lagu soo oogay Dacwad la xiriirta inuu bishii June ee sannadkii hore ...
Waddanka Costa Ricca oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda America ayaa lagu qabtay Muwaadin Somali ah, kaasi oo ka soo gudbay ...
Boliska XAMAAS ayaa sheegay in Maasin Fuqaha lagu toogtay meel ku dhow Gurigiisa oo ku yaalla Marinka Qasa, waxaana lagu ...
Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanak ka jooga Qaaradda Afrika, General Thomas Donald Waldhauser ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo lagu ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.