Ilo-wareed ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASSÂ in Markab dagal uu ku soo wajahan yahay Sdlhigga Ciiddanka Badda ...
Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Madaxweynaha Maraykanka iyo Boqor Salmaan Bin C/casiis ku wada hadleen Khadka Telefoonka, ...
Xildhibaan Cali Maxamed Guure oo ka mida Baarlamaanka Jubbaland ayaa Maanta laga soo Masaafuriyay Kismaayo, waxaana  lo so masaafuriyey magaalada Muqdisho ...
Madaxweynihii hore ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khas ah oo uu siiyey Wargeyska Wararka Toddobaadlaha ...
Xoghayaha Ciiddamadda Hubeysan ee dalka Britain, Mike Penning waxauu Dowladda Kenya ku wareejiyey 6 gaadiidka lagu qarixyo miinooyinkja iyo qalab ...
Hadal-qoraal oo ay Hay’adda QM ugu qabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR soo saartay aya lagu sheegay in ay Somalia dib ...
Eedeysanayaashaasi ayaa la sheegay inay ku lug lahaayeen weerarka gaariga xamuulka la jiirsiiyey dad ku sugnaa Bartamaha caasimadda dalkaasi ee ...
Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley aya hadalkaasi ka sheegtay Kulan Degdeg ah oo ay xubnaha Golaha Ammaanka ee ...
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaadka ee Soomaaliya, ayaa shaqadii ka eryay Taliyaha saldhigga degmadda Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir. Gaashaanle Siidow Macallin ...
Gaari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha Stockholm, waxaana halkaa ku dhintay seddax qof, sida uu sheegay ...
Toddobaadkan barnaamijka fanka iyo suugaanta Radio Dalsan waxaa marti ku ah Fanaan, Abwaan, iyo Laxamiiste Asad Ismaaciil Asad dheere oo ...
Madaxweynaha maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljaamaaca Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in ciidamada maamulka gobolada dhexe ay ...
Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno,...
New York, United Nations – France has officially recognized the State of Palestine, joining a growing list of countries that...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s opposition alliance, known as the National Salvation Forum, convened a broad-based meeting in the capital Mogadishu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.