Danjiraha Somalia u jooga Maraykanka, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inay Safaaradda ogaatay inay Hay’adda socdaalka Maraykanka qorsheynayaan inay soo ...
Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Joseph Owuoth ayaa hadalkaasi ku sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray, wuxuuna xusay inay Ciiddanka AMISOM iyo kuwa ...
Burcad-baddeed Somali ayaa waxay xalay mar kale qafaasheen Markab Ganacsi, Â Â kaasi oo mrayey Marin-biyoodka ugu khatarta bdan ee Maraakiibta Ganacsiga. ...
Boliska ayaa sheegay in Eedeysanaha haatan lagu hayo Baaritaan, lamana sheegin dalka uu ka soo jeeday. Weriye ka tirsan REUTERS ...
Sarkaal Maraykan ayaa u sheegay REUTES in Tallaabadaasi looga dan leeyahay in Waqooyiga Kuurya loogu muujiyo cududa Milliteri ee Maraykanka, ...
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay labadii sano ee la soo dhaafay oo uu madaxweyne ku ...
Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha xukuumada ayaa soo saaray Wareegto ku saabsan, xilliga shaqo ee shaqaalaha dowladda, oo uu sheegay ...
Munaasabad uu xilka kula wareegayay ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka Amniga Gudaha ...
Waxaa soo noqnoqday dhacdooyinka ay gaadiidka AMISOM Shilalka dhimashada keena ku geystaan iyo burburka hantiyadeed ugu geystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed Qeybo ...
Muqdisho, April 08, 2017-----Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...
Diyaarado dagaal oo ay wadeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorshaysan ka fuliyay saldhigyo ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameysay Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, General Axmed Cabdi Cali...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kula kulmay dhiggiisa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.