DEG DEG :Xildhibaan Jubaland oo Kismaayo laga So Masaafuriyey

Xildhibaan Cali Maxamed Guure oo ka mida Baarlamaanka Jubbaland ayaa Maanta laga soo Masaafuriyay Kismaayo, waxaana  lo so masaafuriyey magaalada Muqdisho

Sida warka sheegayo Xildhibaan Gure aya Waday motion  ka waday Gudoonka Baarlamaanka.

la soco wixi so kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor