barnaamijka wareega cawa waxaa soo jeedinaya cabdiwaxiid cabdulaahi daahir waxaana farsmeynaya maxamed cabdulaahi cali boy
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarkii  caawa lagu qaaday hotelka Posh Treats oo ku yaala degmada Hodan ...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay weerarkii caawa lagu qaaday Maqaaxida Posh Treats oo ku dhaw Isgoyska Banaadir ee M/Muqdisho. ...
Warka caawa waxaa aqrinya Cabdiwaxiid cabdulaahi daahir waxaana farsameynaya maxamed cabdulaahi cali boy
Goordhow ayaa waxaa weerar qarax ku bilaawday lagu qaaday maqaaxi ku taalla degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir maqaaxidaas ayaa waxaa ...
Jug Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkaan Banaadir ayaa haatan laga maqlay gudaha magaalada Muqdisho. Jugtaan oo u ...
Stephen Scalise oo ka tirsan aqalka wakiilada Mareykanka ayaa goordhow lagu toogtay magaalada Alexandria ee gobolka Virginia, oo dhinaca koonfureed ...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maalintii labaad ka socda shirweynaha dib u hehsiisinta iyo hanaanka qaran kaas oo ...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha dowlad Goboledka Puntland Dr Cabduweli Maxamed Cali Gaas,waxaa gudoomiye Cuusb loogu magacaabay degmada Taleex ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada ...
Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa Xabsiga u taxaabay Nin u dhashay dalka Yaman kaas oo la sheegay in uu furtay Goob ...
War soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan ee Muqdisho ayaa waxa ay shegayaan in ay Xuriyadooda ay dib u heleen lana ...
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ay ku dileen Saciid Gurre Cali Baar Xoosh iyo...
Galkayo, Somalia – Two civilians, including a woman, were shot dead last night in a planned ambush carried out by...
Los Angeles, California — Los Angeles is reeling from escalating unrest after aggressive federal immigration raids triggered widespread protests, arrests,...
A prominent Somali opposition coalition, the Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed (Somali Salvation Forum), which includes several former national leaders, has issued...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.