Milliteriga Ugnda ayaa shalay ku dhawaaqay inay Ciiddankooda kala baxaan Somalia marka la gaaro dabayaaqada bisha soo socota ee December, ...
Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweeri ayaa ugu baaqay Dowladda Jarmalka inay taageero ka geystaan sidii dhaqaale loogu taageeri lahaa Hawlgalka Ciiddanka ...
Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya dhawaan ...
General Cali Maxamed  Cali oo lagu naaneesi jiray “Cali Shariif  “ ayaa xalay ku geeriyooday xafiiskiisa uu isla hooy u ...
Waxa So Saray Sona Jedinaya: Sulaymaan Xaaji Axmad Raage Waxa Farsamenaya: Maxamed Cabdiraxmaan Xasan Maalin
Wararka Radio Dalsan ka soo gaaraya duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saakay dhaq ...
Waxaa haatan soo baxaya Cabashada ka imaaneysa qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka ka dhex Shaqeeya Gobolka Shabeellaha Dhexe kuwaas ...
Warbixin ay soo saareen Khubaro ka tirsan QM, oo ay Wakaalladda Wararka REUTERS Â aragtay ayaa lagu muujiyey inay sii kordhayso ...
Shirka Horumarinta Tamarta dalka oo ee u dhexeeyay dowladda Soomaaliya, ganacsato iyo deeqbixiyeyaasha caalamka oo labo cisho ka socday magaalada ...
C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), Wasiirka Warfaafinta Somaliya, ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha lagu yareynayo tirada Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga ...
Waxa So Saaray Sona Jedinaya: Gulled Cumar Xasan Waxa Farsamenaya: Maxamed Cabdiraxmaan Xasan Maalin
Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowlad goboleedyada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Askariga ka tirsan Ciidamada Mamulkiisa ee ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.