9,kii Bishaan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya waxa ay Warqad u dirtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya taas oo ay ku codsaneysay in ...
Xalay Fiidkii ayaa Kooxo hubeysan oo watay Gaari nooca raaxada ah waxa ay rasaas ku fureen Bar Koontorool oo ciidamada ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cusmaan oo Muqdisho shir Jaraa’id ku qabtay ayaa uga digay dad uu ...
Kulanki afaraad ee sanadlaha ah ee qaaradda ee ay yeeshaan Guddiyada Maareeya Doorashooyinka ayaa usbuuc ka hor ku soo idlaaday ...
5 qof ayaa la sheegay in lagu dhex dilay Dukaan uu Ganacsade Soomaali ku lahaa DegmaddaKuwa Dalangezwa ee Waqooyiga Gobalka Kuwazulu-Nataal ee dalkaasi. ...
Kulankan oo ay Guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Fowsiyo Maxamed Sheekh islamarkaana ay goobjoog ahaayeen inta badan xubnaha Guddiga ayaa lagu ...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ah la ...
Baarayaasha QM ee Cunaqabataynta Hubka ee saaran dalalka Somalia iyo Eritrea ayaa sheegay in Saldhigga Milliteri ee ay Imaaraadka ka ...
Warka Waxaa Soo Jeedinaya: Abuukar Dayax Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho ...
Waxaa baraha bulshada ku xiriirto ee-(Social Media)-ku baahay siiba kuwa Sacudiga sawirrada Khalid Alshaaciri-Nin dhallinyaro Sacuudi ah kaasoo lumiyay culeys ...
Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...
Diyaarado dagaal oo ay wadeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorshaysan ka fuliyay saldhigyo ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameysay Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, General Axmed Cabdi Cali...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kula kulmay dhiggiisa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.