Maalintii labaad ayaa waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka  Bari ka dhacay Banaanbax ay dhigayeen Dad Haween u badan iyo ...
Bayaankooda waxay ku muujiyeen inay Taageersan yihiin Ehelladda dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii bishii October 14-dii iyo 28-keedii ka dhacay magaalladda ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka ...
Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe kusii sagootiyey Madaxweyne ku-Xigeenka dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji ...
warka maanta waxa soo jeedinaya axmed xuseen cadow iyo maxamed cabdulahi baxnaniye waxana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Ilaa 21 Siyaasi oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee DFS, Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Galmudug, C/kariim ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ee Soomaaliya ...
Maalmihii la soo dhaafay waxa soo baxayay Warar sheegayay in Xidhiirka Kubadda Cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA uu ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ah ee ...
Madaxweyne Farmaajo ayaa horay u iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo ay ka qeyb qaadan doonaan dhamaan Maamulada ...
Ciiddanka Talyaaniga ee qeybta ka ah Hawlgalka Ciiddanka Badda Midowga Europe ee ku sugan Xeebaha Somalia ayaa sheegay inay gacanta ...
Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka ...
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay kooxo hubeysan oo mucaarad ah ku qaadeen Saldhig Booliis oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa falal lagu khalkhal gelinayey amniga caasimadda, kuwaas oo ay ku kacaan xubno...
Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, G/Sare Macalin Mahdi, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Saldhigga Booliiska Degmada Wardhigley, isagoo faahfaahin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.