Ra’iisulwasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xilka wasiirka gaashaandhiga u magacaabay xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh.
Md. Mursal ayaa horay usoo noqday safiirkii Soomaaliya ee Turkiga.
Hadaba Wasiirka ayaa waxa xiligaan horyaala Shaqooyin adag oo ay ka mid yihiin dagaalka Al-Shabaab iyto buuxinta Goobaha ay ka baxan ciidamada AMISOM.
Wasiirka Gaashaandhiga Maxamed Mursal Sheekh aya ka hadlaya qorshaha uga degsan la dagaalanka Shabaab iyo bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.