Waxaa inta badan Maanta xiran Isgoysyada Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,xilli lagu wado in uu furmo shirka Golaha Iskaashiga Islaamka. ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan xarunta golaha ...
Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Maanta markii ugu horeysay ay martgelineysaa,isla markaana lagu qabanayaa  Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in laga wada Shaqeeyo ...
Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan waxa uu Maamulayaasha Sacuudiga 2 qoddob oo muhiim u ah qaddiyada dilkii Saxafigii Sacuudiyaanka ee ...
Xaaskii Jamaal Khashoggi oo laashay casuumaad uu Trump u fidiyey Hatice Cengiz waxay hadalkaasi ku sheegay Wareysi ay maanta siisay ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta dib ugu laabtay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Axmed Dirir ...
Magalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay hoggaamiyaha Aqlabiyada ee Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale iyo Wasiirka arrimaha ...
Iyadoo muranka la xiriira kiiska dilka wariyihii caanka ahaa ee u dhashay Sucuudiga, Jamaal Khaashuqji, uu heerkii ugu sarreeyay marayo ...
War ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaarada afrika oo loo yaqaano (Africom)ayaa waxaa lagu sheegay in,iyaga oo kaashanaya Ciidamada ...
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley shirka Hay’adaha Socdaalka ee wadamada ...
Mogadishu – In a high-level meeting aimed at strengthening cooperation and accelerating development efforts, the Prime Minister of the Federal Republic...
Maamulka Jubbaland ayaa si adag uga hadlay dagaallada isdaba-joogga ah ee ka socda degmada Beledxaawo iyo deegaanka Doolow ee gobolka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war-saxaafadeed rasmi ah kasoo saaray weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday...
Maamulka Puntland ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, weerar sababay in...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.