Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kaga qeyb galay Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka 8-da ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo Howlgal ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta qarax xoogan oo xalay saqdii dhexe laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi ...
Waxaa Saakay Wadada Al-mukaraha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Maqaayada Hilaac UK lagu arkay Meydka Will dhalinyaro ah. Dad ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrineysa:- Fardowso ...
Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser ayaa sheegay in Qorshaha lagu jarayo Milliteriga ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Keenaan Cabdiqaadir ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran diyaariya. Xubnaha Guddiga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii ...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin hubeysan oo Maanta Masjidka Mubaarak ee ku yaalla Magaalada Boosaaso ku dhex ...
Madaxweyneyaasha maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Madaxweynaha JFS Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii dastuurka XFS marxuum, C/raxman Xoosh Jibriil oo ...
Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...
Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...
Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.