Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dhallinyarada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May ...
Askarigaasi oo lagu magacaabo Maxamed Nuur waxaa horey loogu helay dilkii Haweeney lagu magacaabo Justine Daiamd oo u dhalatay dalka ...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hor timid Go’aankii Wasiirka Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu ku joojiyay Imtixaankii Shadaadiga ...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Puntland ayaa dhallinyarada Soomaliyeed, gaar ahaan dhallinta ...
Ciidanka Guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga Dalka ayaa Howlgalo qorsheysan ka fuliyay Wadada isku xirta Magaalada Marko, Nambar 50, Laanta ...
Ilaa 25 dumar ah oo laga soo kala xulay guud ahaan ururada bulshada rayidka ah ee dalka ayaa lagu wacyigaliyay ...
Wargeyska The Herald Sun ee ka soo baxa dalka Australia ayaa qoray in Haweeneyda Soomaalida oo lagu magacaabo Xaawo Add ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Safiirka Safarada Somaliya ee wadanka Malaysia Ambassador Abukar Abdi Osman "Mardaadi" oo u wehliyo Xoghayaha sadexad Mr Aweis Abshir Dirie ...
Ilaa Shan Degmo oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Maanta laga bilaabay Deeq Gargaar ah oo loogu talo ...
Afhayeenka Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka, Bill Urban ayaa sheegay in Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka heegan sare la geliyey, iyadoo laga ...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee ...
Waxaa magaalada Baladweyn lagu qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray kormeerka bille iyo saddex-biloodle ee mashaariicda ka socda...
In a landmark decision, the United Nations Human Rights Council (UNHRC) has officially approved Somalia’s request to resume independent management...
Members of both chambers of the Federal Parliament of Somalia convened today at the House of the People in Mogadishu...
The Minister of Internal Security of the Federal Republic of Somalia, General Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), held a productive bilateral...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.