Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ...
Kenya ayaa ku guulaysatay kursi aan joogto ahayn oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kadib markii ay codadkii ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka Jabuuti ...
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay inuu xilka iska Calisay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen ...
Kenya ayaa ku guulaysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Qaaradda Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Kenya oo laga ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Qaar ka mid ah hogaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran oo sadexdii cisho ee lasoo dhaafay kulan ku lahaa Decale ...
Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaas ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xasan ...
Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidamada xoogga dalka Generaal Maxamed Cali Bariise ayaa ka badbaaday qarax Miino oo barqanimadii maanta ka ...
Afhayeenka Ciidanka boliiska Soomaliye dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal saacadihii iyo maalmihii ...
Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.