Dawlad goboleed cusub ayaa si rasmi ah looga abuuray dalka Itoobiya waxaanay go’aankan lagu saleeyey natiijadii ka soo baxday aftidii ...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismeedka xarunta, ...
Ayada oo maanta ay ku began tahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Galmoodka ee xilliyada Colaadda, ayaa Qaramada Midoobay ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada ...
Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa kormeeray saldhig ciidanka Badda boliiska Galmudug ay ku leeyihiin magaalada xeebeedka Hobyo ...
Barqanimadii maanta waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland ka bilowday banaanbax ay dhigayaan dadka degan xaafadaha kala ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Flish ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo shir gaar ah xalay la yeeshay Xildhibaanada iyo Senatarada Aqalka ...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawod ayaa ka hadlay guushii dowladda Kenya ay ka gaartay Jabuuti oo ay kuwada ...
Shirkadda baraha bulshada ee Facebook ayaa sheegtay in ay hawada ka saartay xayaysiin ama ii dheh la xiriirta ololaha doorashada ...
Guddoomiyaha Gobolka Bari ee mamulka Puntland C/samad Yuusuf Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ka howlgasha deegaanada maamulkaas waxa uu ka ...
Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye oo ka mid ahaa wefdigii dowladda uga qeybgalay Shirkii ka dhacay Jabuuti ...
Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.