Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada, ...
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah shaacisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, iyadoo ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladaha Hose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Magacaabay Guddoomiye ...
Mashruuca maamul daadejinta Dawladda Hoose ee loo soo gaabiyo PLG ayaa sannadkan loo bedelay la dagaalanka iyo ka hortaga Xanuunka ...
Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta loo gudbiyay Mooshin ay ku saxiixanyihiin xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo gaaraya 130 ...
Guddoomiyaha golaha aqalka sare e Cabdi Xaashi ayaa ka hadlay xeerar dhawaan ay meelmariyeen xildhibaanada golaha shacabka isaga oo Sharci ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa diiday inay ansxiyaan qaraar kasoo baxay Ururka Jaamacadda Carabta oo lagu taageeray Masar oo xiisad ...
Magalada Bosaaso Waxaa Ku Soo Dhammaaday Kulan U Dhexeeyay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Iyo Bulshada ...
Wadayaasha gadiidleyda Bajaajka eek a howlgala degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta dhigan Banaanbax balaaran waxaana ay ku dhawaaqeen ...
C/llaahi Maxamed Cali Sambaloosheâ€Â Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka &Nabadsugida Qaranka Somalia (NISA),  waxa uu Eedeyntaasi ku sheegay Maqaal dheer oo ...
Maamulka Soomaaliland ayaa maanta oo Arbaca ah waxa uu xabsiga kasii daayay Fanaaniin muddooyinkaan dambe xirnaa kuwaas oo kala ahaa ...
21-Wasiir Arrimo Dibadeed ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta waxay shalay Kulan Maqal iyo Muuqaal (Video Conference) ka ...
Bilan Media, oo ah xarunta warbaahineed ee kaliya ee haween u gaar ah ee Soomaaliya laga leeyahay, ayaa ku dhawaaqday...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Kulanka...
Dagaal culus ayaa saaka dib uga qarxay deegaanka Meersiis oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii beelo...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, ayaa hoggaaminaya wafdi ka socda dowladda...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.