Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Gabar subaxnimadii shalay laga afduubtay Xaafadda Shanta Geed ee degmada ...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Sarkaal ka tirsnaa Ciidanka Ilaalada Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Sooomaaliya oo duhurnimadii Maanta lagu ...
Waxaa Maanta Xaafad ka tirsan degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ka dhacay Banaanbax looga soo horjeeday fal kufsi ah oo ...
Wararka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta ...
Wasaarada Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee ...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta ka hadlay Dil dhawaan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer loogu geystay Haweeneyd ...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magacaabay Taliyeyaal Cusub, isagoona xilka qaadis ku sameeyay ...
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay Webiga Shabeelle uu fatahaad Cusub uu ka sameeyay Gobolka Hiiraan gaar ahaan degmada Jalalaqsi, sida ay ...
Saraakiil ka tirsan Dowladda Turkiga ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xerada Turksom tababar ugu furay Askar kamid ah guutada 6-aad ...
Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas waaberigii hore ee ...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug, kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27-aad ee ka howlgasha Gobolka Hiiraan ayaa howlgalo qorsheysan oo waddo furis ah ...
In a remarkable stride for Somalia’s public service and religious institutions, the Federal Government has announced that the country ranked...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay sannadkan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka...
Mogadishu, Somalia – The Federal Government of Somalia has issued a statement confirming the success of a high-profile military operation...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.