Booliska Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa soo bandhigay Gabar la asheegay in Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya laga Afduubtay, ...
Warar hoose oo Madaxtooyada Soomaaliya laga helayo ayaa sheegay in goordhow lagu dhawaaqi doono Golaha Wasiirada Xukuumadda federaalka Soomaaliya. Saacadaha ...
Ra’iisul Wasaaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Fannaanad Qaran Saynab Xaaji ...
Alle ha u Naxariistee waxaa goordhweyd Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid aahyd fannaaniinta ugu ...
Mid ka mid ah dhallinyarada ku shaqaysata Mootada loo yaqaanno Bajaajta ayaa goordhweyd lagu dilay Magaalada Mudisho ee Caasimadda Soomaaliya. ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Maanta kala diray Guddiga Iskaashatooyinka gaadiidleyda ka howlgasha ...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed, isagoo khudbadiisa furitaanka ...
Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Gabar subaxnimadii shalay laga afduubtay Xaafadda Shanta Geed ee degmada ...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Sarkaal ka tirsnaa Ciidanka Ilaalada Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Sooomaaliya oo duhurnimadii Maanta lagu ...
Waxaa Maanta Xaafad ka tirsan degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ka dhacay Banaanbax looga soo horjeeday fal kufsi ah oo ...
Wararka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta ...
Wasaarada Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee ...
A group of Congolese workers from Chinese companies operating in Mambasa territory, Ituri Province, have publicly accused the American-owned Kibali...
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ay ku dileen Saciid Gurre Cali Baar Xoosh iyo...
Galkayo, Somalia – Two civilians, including a woman, were shot dead last night in a planned ambush carried out by...
Los Angeles, California — Los Angeles is reeling from escalating unrest after aggressive federal immigration raids triggered widespread protests, arrests,...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.